Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay hanjabaadaha ay kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen u jeediyeen Boqortooyada Sacuudi Carabiya, aiyadoo ku tilmaamtay falalkaas kuwo halis ku ah amniga iyo xasilloonida gobolka.
War-saxaafadeed rasmi ah oo maanta oo ay taariikhdu tahay 22-ka Luulyo, 2026, ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si dhow u la socoto xaaladda, ayna aad uga walaacsan tahay hanjabaadaha ka soo yeeray kooxdaas.
Wasaaraddu waxay hoosta ka xariiqday in ficillada Xuutiyiinta ay si toos ah u waxyeelleynayaan amniga marin-biyoodyada muhiimka ah, xorriyadda isku socodka maraakiibta, iyo badqabka ganacsiga caalamiga ah ee maraya Badda Cas.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Mustaqbal
