MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la fasaxay dhamaan shaqaalaha Dowladda maalinta sabtiga ah soo socota.
Ujeedada Fasaxa Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay xuska dhalashada Nabiga NNKH oo ku beegan 12ka Bisha Mowliid.
War-saxaafadeed ka so baxay Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha dowladda.

