Sawirro: Qaraxa ka dhacay Xarunta Degmada Howlwadaag

Iyada oo aan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxa lagu weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho,ayaa sawirro laga qaaday goobta waxaa ay muujinayana burbur baahsan  soo gaaray dhismaha Xarunta Degmada iyo dhismayaasha kale ee ku dhow.

Dhismayaasha burburay waxaa kamid ah dugsi qur’aan iyo masaajid kasoo horjeeday xarunta degmada Howlwadaag

Image may contain: 2 people, people standing, crowd, sky and outdoor

Sawirrada laga qaaday qasaaraha weerarka qaraxa kaddib waxa ay muujinayaan in qaraxu ahaa mid loo adeegsaday qalab wax burbiriya

Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature

Image may contain: 1 person, outdoor

Gaadiid goobta yaallay ayaa kuburburay qaraxa waxaana sidaas oo kale dumay dhismaha Darbiga xarunta Degmada.

Image may contain: one or more people, crowd, sky and outdoor

Halkan kadaawo muuwaalka warbixin ku saabsan qaraxa oo la qabtay kaddib 20, daqiiqo kaddib qaraxa

https://www.facebook.com/mustaqbalmedia/videos/385112925355869/?t=0

Mustaqbal media

Read Previous

Car Bomb targeted Howlwadag District Buildings in Mogadishu

Read Next

Guddoomiye ku xigeenka H.Wadaag oo ku dhaawacmay qaraxa ka dhacay Muqdisho