Soomaaliya iyo Pakistan oo wada saxiixday heshiis la xiriira dhinaca Amniga iyo Difaaca
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaqeyso ciyaaryahanka khadka dhexe ugu ciyaarah kooxda ay xifaal tamaan ee Atletico Madrid Thomas Partey.
Los Blancos ayaa la rajeynayaa inay isbedel weyn ku sameyso qadkooda dhexe waxeyna sido kale ku raad joogta Manchester United xidigooda Paul Pogba.
Wargeyska Marca ayaa ku waramaya in kooxda Real Madrid ay xiiseyneyso xidiga qadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Thomas Partey waxeyna ku dooneysaa aduun dhan 68m.
Sidoo kale Partey ayaa lala xiriirinayay inuu u wareegayo kooxda Manchester City iyadoo Pep Guardiola uu u arko in uu yahay badalka saxda ah ee Fernandinho.
