Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Qoraal lagu daabacay Bogga Twitter-ka ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in lagu qabtay xubin ka tirsan AL-shabab.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in qof ka mid ah Al-shabaab oo maleegayay qaraxyada lagu qabtay Muqdisho,islamarkaana uu gacanta ugu jiro hay’daha amaanka.
NISA,ma sheegin magaca ama sawirka qofka ay sheegtay in gacanta lagu dhigay,waxaana qoraalka Hay’adda dadka looga codsaday in ay ka gacansiiyaan sugidda amniga.

