Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Laacibka kooxda reer London ee Tottenham Dambele ayaa markan qorsheynaya inuu isaga hayaamo kooxda uu mudada joogay ee Spors.
Xidigan ayaa inta suuqa uu furnaa waxaa uu dalanyo farabadan ka helay kooxo dhowr ah oo yurub ka dhisan.
Ugu dambeyn waxaa uu go’aan saday inuu kooxda isaga tago bisha janaayo marka uu suuqa dib u furmo waxaana suuragal ah inuu ku biro kooxda Inter Milan.
