Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Chelsea sannadkii hore, laakiin wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay Napoli.
Daafaca reer Senegal Kalidou Koulibaly ayaa qandaraas cusub oo shan sanno ah u saxiixay Napoli, sida ay xaqiijisay kooxda Serie A ka ciyaarta.
27 jirkaan daafaca dhexe ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Talyaaniga ilaa 30ka Juun 2023.
Koulibaly ayaa si aad ah loola xiriirinayay Chelsea tan iyo markii uu furmay suuqa sanadkii tagay.
