Manchester United oo ku raad joogta daafac Bayer u ciyaarah.

Mandatory Credit: Photo by Action Press/REX (4556068an) Mats Hummels Borussia Dortmund v Juventus, UEFA Champions League Round of 16 football match, Signal Iduna Park, Dortmund, Germany – 18 Mar 2015

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso saxiixa daafaca Bayer Munich Mats Hummels.

Hummels ayaa xili hore iska diiday inuu ku biro kooxda United xidigii hore ee Dortmoud ayaa sanadihii ugu dambeyay ku sugnaa kooxda Bayer.

29 jirkaan ayaa la sheegay inuu doonayo inuu ka tago Allianz Arena isagoona sheegay inuu ku biirayo kooxda aan aheyn United.

Si kastaba ha ahaatee, wararka intaa ku daraya in tababare Jose uu doonayo inu xidigan keeno garoonka Old Trafford ee magaalada Manchester.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Alex Sanches oo guul cajiib ah ku hogaamiyay kooxdiisa United.

Read Next

Ergeyga Midowga Yurub ee Ciraaq oo Isbitaal la dhigay kaddib markii uu cabay Biyo wasaqeysan