Manchester United oo isha ku heysa Lucas Hernandez.

Laacibka kooxda Atletico Madrid ee Hernandez ayaa dalab ka helay kooxda reer Manchester ee United.

Tababare Jose ayaa isha ku haya adeega xidigan muhiim ka u ah kooxda Atletico Madrid ee Harnandez.

Kooxda Manchester United ayaa qudareyneysa in bisha janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iney 40 milyan ku helaan adeega laacibkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Pavard oo beeniyay inuu heshiis la gaaray Bayern Munich.

Read Next

HORDHACA: Germany vs France iyo wax walba oo aad ugu baahantahay kulankan.