Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda
Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay 262 milyan ginni ku qarashgareyso saxiixa weeraryahanka Paris Saint-Germain Neymar xagaaga dambe.
Real Madrid ayaa muddo dheer lala xiriirinayay inay u dhaqaaqeyso Neymar, halka Barcelona ay markale xiiso u muujisay xidigoodii hore.
Wargeyska Don Balon ayaa ku waramaya in tababaraha kooxda Unitec-ka Ole Gunnar Solskjaer uu isha ku hayo xaalada dhaliyaha reer Prazil.
27 jirkaan ayaa dhaliyay 105 gool 186 kulan oo uu u saftay Barcelona intii u dhaxeysay 2013 ilaa 2017 ka hor inta uusan lacago waali ah ugu biirin kooxda PSG.
