Man City oo soo saartay liiska xidigaha kaga qeybgalaya Champions League-ga.

Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa dhankiisa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Champions League oo ay isku Group Yihiin kooxaha Lyon, Shakhtar Donetsk & Hoffenheim.

Liiska uu tababaruhu soo saaray ayaa lagu dhex arkay xiddigaha dhaawacan ee Eliaquim Mangala & Kevin De Bruyne laakiin waxa laga dhex waayay Goolhaye Claudio Bravo Kaas oo aan wali la ogayn wakhtiga uu soo laaban doono.

Xiddigaha da,yarka ah ee Phil Foden, Brahim Diaz Iyo Aro Muric ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha liiska 2-aad ee uu tababaruhu u gudbiyay UEFA.

Halkan kaga bogo Liiska City ay uso xulatay Champions League-ga.

Ederson, Grimshaw,Walker, Danilo, Kompany, Stones, Laporte, Mangala, Mendy, Otamendi, Sterling, Gundogan, De Bruyne, Delph, Sane, Silva, Bernardo, Fernandinho, Mahrez, Zinchenko,Aguero, Jesus.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Liverpool oo soo saartay liiska xidigaha kaga qeyb galaya Champions League.

Read Next

Barcelona oo soo xulatay xidigaha uga qeyb galaya Champions League-ga.