Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya
Kooxda Barcelona ayaa soo saartay Liiska xiddigaha Ay kaga qayb gali doonto tartanka champions League xilli ciyaareedkan.
Xiddigaha Cusub ee Barcelona ayaa dhamaantood ka soo muuqday Liiska xiddigaha Champions League si la mid ah xiddigaha da,yarka ah ee kooxda 2-aad ee Barcelona.
Coutinho oo wareegii wakhtigan oo kale u ciyaaray kooxda Barcelona ayaa sanadkan u ciyaari doona kooxdiisa Barcelona isaga oo la bilaaban doona tartanka champions League.
Waa kuwan xidigaha Barca ay soo xulatay.
Ter Stegen, Cillessen, Ezquieta, Semedo, Piqué, Rafinha, Lenglet, Jordi Alba, Umtiti, Vermaelen, Jorge Cuenca, Rakitic, Busquets, Denis Suárez, Arthur, Sergi Samper, Sergi Roberto, Arturo Vidal, Coutinho, Luis Suárez, Messi, Dembélé, Malcom Munir.
