Madaxweyne Xasan Shiikh oo maareeye cusub u magacaabay Dekadda Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maareeyaha Dekadda Muqdisho u magacaabay Danjire Maxamed Ameeriko.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa xilka looga qaaday Maareeyihii hore Axmed Washington.

Hoos ka akhriso Wareegtada

May be an image of ticket stub and text

Mustaqbal

MM News

Read Previous

Magaalada Laascaanood oo looga diyaar garoobayo Doorashada Madaxda Maamulka Waqooyi Bari

Read Next

Ciidamada DFS oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Gobolka Shabeelaha Dhexe