Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Asmara ee dalka Eritrea kula kulmay Hoggaamiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan.
Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyaha ONLF ayaa ka wada hadlay sida ONLF uga qeyb qaadan karto Nabadda,Horumarka,Amaanka waxaana uu Madaxweyne Farmaajo intaas ku daray in la joogo waqtigii laga shaqeyn lahaa nabadda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Bishii July ee sanadkan waxaa uu Madaxda ONLF kala hadlay sidii loo gaari lahaa nabad ka dhalata dalka.


