Dab ka kacay degaanka Tabbeellaha,Dhegeysi

Dab khasaare Hantiyadeed geystay ayaa ka kacay degaanka Tabbeellaha ee Duleedka Magaalda Muqdisho.

Qof ka mid ah Dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Dabka uu ka dhashay Koronto islamarkaana uu gubay ilaa saddex Guri oo degaankaas ku yaalla.

Gaadiidka Dab damiska ayaa gaaray Degaanka si ay u damiyaan dabka ka kacay degaanka Tabbeelaha iyada oo ilaa hadda aan la sheegin Khasaare nafeed oo uu geystay.

Mustaqbal media

Read Previous

Baaq wadajir ah oo ay ku heshiiyeen waddamada Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya

Read Next

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha ONLF, Sawirro