Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda
Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto cusub ku magacaabey guddoomiyaha degmada Luuq.
Maxamed Cabdullaahi Gardhuub ayaa loo magacaabey guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq halka guddoomiyihi hore ee degmada Maxamed Xassan Cismaan loo badlay xarunta dhexe ee Wasaaraaadda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Wareegtadan waxaa ku saxiixan Maxamuud Sayid Adan Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Jubbaland ayaa ka soo baxday Madaxtooyada maamulkaasi.
Maxamuud Sayid Aadan ayaa deeganada Jubbaland ka waday howlo dib u habayn loogu sameeynayo maamulada degmooyinka Jubbaland.
halkaan ka aqriso Wareegtada.

