Liiska Waddamada ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay shilka Ethiopian Airlines

Sharikadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa shaacisay liiska Waddamada ay ka soo kala jeedaan 157 qof oo ku dhintay shilka diyaaradeed.

Liiska dadka dhintay Waxaa hoggaamineysa Kenya oo ay uga dhinteen 32 qof, waaxaa ku xiga Canada oo ay uga dhinteen 18 qof.

Sharikadda waxaa ay sheegtay in hal qof uusan ka badbaadin diyaaraddaas oo ku sii jeeddau Nairobi kana duushay Adis ababa.

Liiska.

32 Kenyan 18 Canadian 9 Ethiopian 8 Chinese 8 Italian 8 American 7 French 7 British 6 Egyptian 5 Dutch 4 UN passports 4 Indian 3 Russian 2 Moroccan 2 Israeli 1 Belgian 1 Ugandan 1 Yemeni 1 Sudanese 1 Togolese 1 Mozambican 1 Norwegian.

Web master

Read Previous

MW Karaash;Waxaan halkaan ugu dhawaaqayaa in abaar ay ka jirto Puntland.

Read Next

2 Muwaadin oo Soomaali ah ayaa kamid ahaa rakaabka kudhintay Diyaaradda Boeing 737