Kadib Suarez iyo Coutinho Barcelona oo markale weerar ku ah Liverpool, Yeey ka dooneysaa Markan?

Kooxda Barcelona ayaa xili hore xidigo kala soo wareegtay dhigeeda Liverpool sida Suarez iyo Coutinho markanna waxa ay ka doonayaa weeraryahanka reer Prazil ee Farmino.

Suarez ayaa ku guuldareystay inuu jabiyo 30ka gool ee uu ka dhaliyay tan iyo xilli ciyaareedkii 2015-16, waxaana uu haatan lix kulan u saftay kooxda reer Catalan.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa laga yaabaa inuu isaga hayaamo kooxda Barcelona waxaana lagu badali karaa Farmino.

Firmino ayaa dhawaan heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Liverpool waxaana suuragalka in uu aqbalo u dhaqaaqida Barcelona.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Madaxweyne Xaaf oo Safar Dhulka ah ku tagayo Magaalada Garoowe.

Read Next

Juventus Oo £ 65 Milyan ku dooneysa da’day United uciyaaraha, Waa kee?