Kooxda reer Taliyaani ee Juventus aya isha ku heysa laacibka da’da yare e United-ka Marcos Rashford.
Wargeyska Totosports ayaa ku waramaya in Juventus ay wakiilo uso dirtay kooxda United-ka iyagoona ka doonaya saxiixa Rashford.
Juventus ayaa diyaar la ah aduun dhan £ 65 Milyan oo gini waxeyna doonayaan in adeega laacib ay helaan bisha janaayo.
