Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta soo saartay wareegto si rasmi ah loogu magacaabay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.
War-saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu sheegay in dhismaha guddigan ayaa lagu sheegay inay tahay maamulidda habsami-u-socodka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, si loo xaqiijiyo hufnaan, daah-furnaand iyo in geedi-socodku u dhaco si waafaqsan sharciga.

Mustaqbal
