Fernando Llorente oo heshiis shaqsi ah la gaaray Galatasaray.

Waayeelka kooxda Tottenham iyo xulka Spain ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda reer Turki ee Galatasaray.

Wargeyska The Sun ayaa ku waramaya in laacibkan uu ugu dambeyn heshiis afka ah la gaaray Galatasaray waxaana macquul ah in uu ku biro halkaa.

Llorente ayaan ka mid aheyn safka kowaad ee kooxda Tottenham waxaana uu ka midyahay xidigaha kooxohooda ka tagi kara bishan janaayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Jen. Tareedisho oo xilka taliyaha Q.22aad ku wareejiyay Korneyl Baakaay

Read Next

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho