Dowlad Goboleedyada oo D.Federaalka ku eedeeyay Khilaafka Galmudug

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka hadda ka taagan Maamulka Galmudug.

War-saxaafadeedka waxaa loogu baaqay dowladda dhexe in ay joojiso faragelinta sidoo kalena Ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug aan loo adeegsan khilaafka ka taagan Galmudug.

Image may contain: text

Image may contain: text

Mustaqbal media

Read Previous

HORDHAC: Barcelona vs PSV Eindhoven.

Read Next

Nin xaaskiisa ku dilay Muqdisho., Wareysi