Diyaaradda Ganacsi ee ugu weyn Adduunka oo uu leeyahay Amiirka Qadar oo iib ah,Sawirro

Diyaaradda ugu weyn Diyaaradaha dhinaca Ganacsiga ee magaceedu yahay BOEING 747-8 ayaa suuqa taalla,waxaana diyaaraddan iska leh Amiirka Dalka Qadar.

Diyaaraddan ayaa ilaa hadda sameysay 436 Duullimaad saacadeed,waxaana ay noqotay 200 oo jeer oo kaliya.

Waxaa ay Diyaaraddan markiiba qaadi kartaa 76 qof,waxaana ay leedahay Kabiinno raaxo leh,qiimaha rasmiga ah ee lagu doonayo lama shaacin waxaase la shaaciyay qiimaha laga gor gortami karo oo ah $370 Milyan oo doolarka Mareykanka ah.

Adeegyada gudaha Diyaaraddan laga heli karo waxaa ka mid ah qolal Jiif oo waaweyn, Sariiro labo Nafar ah, qolalka cuntada,Bakaarro, qolalka kulanka,musqulo iyo Isbitaal u gaara ah.

VQ-BSK, Qatar Amiri B747-8 at Zurich

VQ-BSK, Qatar Amiri B747-8 at Zurich

https://samchui.com/wp-content/uploads/2018/08/

Interior of Qatar Amiri Boeing 747-8

Interior of Qatar Amiri Boeing 747-8

Interior of Qatar Amiri Boeing 747-8

https://samchui.com/wp-content/uploads/2018/08/

https://samchui.com/wp-content/uploads/2018/08/

https://samchui.com/wp-content/uploads/2018/08/

https://samchui.com/wp-content/uploads/2018/08/

Isha:samchui.com

Mustaqbal media

Read Previous

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo u hanbalyeeyay Shacabka Somaliyed.

Read Next

Barbaric arson attack at Somali tuck shop in Durban