MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo ka kacay Suuq Bacaad ee magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa muddo saacado ku faafaya gudaha Suuqa, waxaana la soo warinaya khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dab-damiska iyo laamaha amniga ayaa ku sugan goobta, iyada oo xaaladda lala tacaalayo.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco
Mustaqbal
