Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxaha Chelsea iyo AC Milan ayaa ugu dambeyn ku heshiiyay in ay is dhaafsadaan xidigaha Gonzalo Higuain iyo Alvaro Moratta.
Wargeyska Totosports ayaa ku waramaya in kooxaha Chelsea iyo Milan ay isku afgarteen is dhaafsiga labadaan xidig.
Gozalo Higuain ayaa sanadkaan si amaah ah ugu ciyaaraya kooxda AC Milan waxaana uu kuso wajahanyahay kooxda Chelsea.
Alvaro Moratta ayaa ku dhibtooday in uu ka mid noqdo safka kowaad ee Sari waxaana uu ka door bidaa xidigo kale waxaana ay aqbashay in ay iska fasaxdo.
