Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in ay Soomaaliya keenayaan Maraakiib Kalluumeysi
Dowladda Mareykanka ayaa $3Milyan oo dollar duldhigtay Madaxa Axmed Imaan Cali , oo ka tirsan Xarakada Al-shabab gaar ahaan qeybta Dalka Kenya. Axmed waxaa uu Mareykanka ku sheegay in uu yahay hoggaamiyaha Garabka Al-Hijra ee…
Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobilka Hiiraan waxaa ay sheegayaan in ciidamada ay howlgal ka sameeyeen xaafad ka mid ah Magaalada oo xalay lagu dilay Nin Ganacsade ahaa. Ninka la dilay…
Burcad Koofur Afrikan ah ayaa xalay waxa ay muwaadin Somaliyed ku dileen tuulo ku dhaw Magaalada Pretoria ee dalka Koofur Afrika, sida ay xaqiijiyeen Somalida dalkaasi ku nool. Muwaadinka la dilay, ayaa lagu magacaabi jiray…
Wararka ka imanaya dalka Yemen waxaa ay sheegayaan in ay xeebaha Dalkaasi ku degtay doon wadday 160 Qof oo Tahriibayaal Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira. Saraakiisha Amaanka dalka Yemen iyo Odayaasha Qabaa’ilka Gobolka Shabwa ayaa…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay Muhiimadda Soomaalida ay u leedahay ku biirista Suuqa Ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika ee loosoo Gaabiyo COMESA. Kheyre ayaa xusay in dhaqaalaha dalka uu gaarayo Meel…
10; July-2018, waxaa Baarlamaanka 10aad gaartay warqad loogu sheegay in uu xirmay kalfadhigga 3aad ee Baarlamaanka 10aad, madaxweynaha Soomaaliya waxa uu xilligaas ku maqnaa safar dibadda ah, kusimihiisa oo ah guddoomiyaha golaha shacabkuna waxa uu…
Ciyaaryahankii hore ee dalka Argentine Diego Maradona,ayaa la kulmay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas. Diego Maradona,ayaa kulanka Cabbaas uu la qaatay ku sheegay in Isaga oo ah ciyaaryahan reer Argentine ah haddana uu qalbiga ka yahay qof Falastiin…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe, Sidaas waxaa sheegay Saraakiil Ciidan. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha…
Munaasabad loogu yeeray xuska 3; guurada Asaaska Koofurgalbeed, hayeeshee u muuqatay mid lagu kar-jebinayey nux-nuxda xildhibaano iyo siyaasiyiin kala heerar duwan oo ka socota Baydhaba; ayaa ka dhacday dhowaan dhismaha Madaxtooyada KGS. Waxa lagu soo…