MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ka Baxday Heshiiskii ay lagashay Galmudug.
War qoraalka oo goor dhaw uu soo Saaray Madaxa Xukumadda Galmudug ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay bur burisay Dhamaan heshiiski ay lagashay Ahlusunna.
Ahlusunna ayaa dowladda ku eedeeysay in Ciidamo ay u daabushay deegaanadda Maamulka Galmudug.
Hoos ka aqriso Qoraalka Madaxa Xukumadda.

