Chelsea iyo Man United oo isku garbo dhacay.

Kooxda Chelsea aya barbaro  garoonka Stanford brige kula gashay kooxda Manchester United ciyaar 2-2 kusoo idlaatay.

Cheslea ayaa garoonka Soo gashay iyadoo doonaysa in ayilaashada Rikoodhkeeda guuldarro la’aanta ee xilli ciyaareedkan iyo hogaanka horyaalka isl a markaana Jose ka hor istaagta inuu guul ka helo garoonka uu guulaha taariikhiga ku gaaray, Jose uu doonayay inuu inta ka hartay Culayskii Newcastle uu isaga soo reebay Cheslea ku wareejiyo, basle waxaa yadda la hormartay Cheslea oo daqiiqadi 21 gool uu u dhaliyay Daafaca Antonio Rudige oo caawin ka helay Willian waxaana qaybta hore lagu kala nastay 1-0.

Marki laysku soo laabtay man United oo u muuqatay mid hurdada ka kacday ayaa laba gool oo dhashay daqiiqadihi 56 iyoo 73 ka heshay Antonio Martial.

Garsoore Mike Dean ayaa 6 daqiiqo oo aysan mahdin taageerayaasha Man United ku daray ciyaarta waxaana Cheslea goolka barbaraha daqiiqadi 96 u dhaliyay Rosse Barkley ugu dambeyna waxey kuso dhamaatay 2-2.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Aroos wadareed loo sameeyay lamaanayaal da’ ah,sawirro

Read Next

Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay Savilla