Juventus Oo £ 65 Milyan ku dooneysa da’day United uciyaaraha, Waa kee?

Kooxda reer Taliyaani ee Juventus aya isha ku heysa laacibka da’da yare e United-ka Marcos Rashford.

Wargeyska Totosports ayaa ku waramaya in Juventus ay wakiilo uso dirtay kooxda United-ka iyagoona ka doonaya saxiixa Rashford.

Juventus ayaa diyaar la ah aduun dhan £ 65 Milyan oo gini waxeyna doonayaan in adeega laacib ay helaan bisha janaayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Kadib Suarez iyo Coutinho Barcelona oo markale weerar ku ah Liverpool, Yeey ka dooneysaa Markan?

Read Next

Liverpool oo war kasoo saartay dhaawicii Naby Keita, Maxaa kuso kordhay.