MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa daafaca dhexe ee Tottenham Toby Alderweireld.
Tababaraha kooxda Barcelona ayaa isha ku haya xaalada daafac kooxda Tottenham iyo xulka Biljim-ka .
Toby Alderweireld ayaa loo arkaa inuu yahay badalka saxda ah ee Jordi Alba kaa oo aan cago badan ku taagneyn.
Alderweireld ayaa sagaal kulan u saftay tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan Tottenham.
