Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS
Daafaca xulka France iyo kooxda Stuttgart Pavard ayaa lasoo sheegayaa inuu soo gaaray dhaawac xili uu xulkiisa u ciyaarayay.
Daafacaan ka mid ahaa xidigihii France kula guuleystay koobkii aduunka ee Pavard ayaa dhawaan iska diiday dalab uu ka helay kooxda Bayer Munich.
Xidiga kooxda Chelsea iyo xulka Germany Antonio Rudiger ayaa dhaawaca u geeystay xidigan xili ay socotay kulankii u dhaxeeyay France iyo Germany.
Xiriirka kubada cagta Germany ayaa laga sugayaa iney war rasmi ah kasoo saaray dhaawaca soo gaaray xidiga iyo inta uu garoomada ka maqnaanayo.
