Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyaha ONLF, Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Asmara ee dalka Eritrea kula kulmay Hoggaamiyaha Ururka ONLF  Maxamed Cumar Cismaan.

Madaxweyne Farmaajo iyo Hoggaamiyaha ONLF ayaa ka wada hadlay sida ONLF uga qeyb qaadan karto Nabadda,Horumarka,Amaanka waxaana uu Madaxweyne Farmaajo intaas ku daray in la joogo waqtigii laga shaqeyn lahaa nabadda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Bishii July ee sanadkan waxaa uu Madaxda ONLF  kala hadlay sidii loo gaari lahaa nabad ka dhalata dalka.

https://sntv.so/wp-content/uploads/2018/09/

https://sntv.so/wp-content/uploads/2018/09/

Mustaqbal media

Read Previous

Dab ka kacay degaanka Tabbeellaha,Dhegeysi

Read Next

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Sharciga Doorashooyinka 2020 iyo Dib-u-habaynta Nidaamka Maaliyadda