Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Madaxweynaha, ku xigeenka iyo Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho kula kulmeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Maxamed Cabdi Waare, Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe iyo Maxamed Cali Caadle ayaa Sheekh Shariif kala hadlay amniga degaannada Maamulka Hirshabeelle.
Waxaa ay kala hadleen guud ahaa xaaladda uu hadda ku suganyahay maamulka Hirshabeelle sida dhaqaalaha, amaanka iyo sidoo kale dib u heshiisiinta.
Sheekh Shariif ayaa Madaxda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ee kula kulmay Muqdisho u ballanqaaday in uu dhawaan tagayo magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.
