Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Kooxaha Juventus iyo Borussia Dortmund ayaa ku loo lamaya saxiixa daafaca kooxda Chelsea Andreas Christensen.
Daafacaan ayaan ka mid aheyn safka kowaad ee Sarri waxaana dhawaan uu dalbaday in kooxda laga fasaxo hadii kale uu helo boos joogto ah.
Durba waxaa uu dalabyo kala duwan uu ka helay kooxaha ka dhisan horyaalada Taliyaaniga iyo Germalka.
Wargeyska Sky Sports ayaa ku waramaya in kooxahaan ay aad u xiiseynayaan saxiixa daafacaan waxaana ay doonayaan in ay helaan inta uusan suuqa xermin.
