Kooxda Arsenal oo guuldaro Xanuun badan kala kulantay West Ham United.

Kooxda West Ham United ayaa garaacday dhigeeda Arsenal kulankii London Derby ee Labada koox ku dhex maray Garoonka London Stadium.

labada dhinac ayaa garoonka kusoo galay dar dar xoogan, Qeybtii hore ee ciyaarta ayaana kusoo dhamaatay bareejo 0-0 ah.

Qeybtii labaad ee kulanka gaar ahaan daqiiqadii Seddexaad waxaa ciyaarta hogaanka u qabatay kooxda martida loo ahaa ee West Ham, waxaana goolka u dhaliyay Declan Rice, gookaas ayaana guud ahaan ciyaarta kusoo dhamaatay.

waxaana sidaas guuldaro weyn ku qaadatay kooxda Arsenal.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Ciidanka Dowladda oo sheegay in Al-shabab ay ka saareen inta u dhaxeysa Beledweyn iyo Maxaas

Read Next

Police shine in Somali, win award