Hirshabeelle oo xilalkii ka qaadday Guddoomiyayaashii Buulo Burde iyo Jalalaqsi

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyayaashii Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buurlo Burte ee Gobolka Hiiraan.

Wasiir Caadle ayaa Guddoomiyihii Jalalaqsi ku beddelay ku xigeenkiisa,halka isagiina laga dhigay ku xigeenka Degmada.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Sidoo kale waxaa xilka laga qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte halka la magaacabay beddelkiisa.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Mustaqbal media

Read Previous

Ganacsade lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Read Next

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ku dhawaaqay in uu buray Mooshinkii kadhanka ahaa MW Farmaajo