Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in maalinta berrito ah oo ay taariikhdu tahay 25-ka August 2026, ay tahay maalin fasax qaran ah.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa lagu sheegay in dhammaan shaqaalaha Dowladda la fasaxay.
Hoos ka akhriso Bayaanka Wasaaradda

Mustaqbal
