Paris Saint-Germain oo ka fikireysa saxiixa Alexis Sanchez.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay dalab u dirto weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez suuqa xagaagan.

Sanches ayaa isbuucan sheegay inuu jeclaan lahaa inuu ku biro kooxda reer France ee PSG markanna iyada ayaa ku raad joogta.

29-Jirkan ayaanan ku qanacsaneyn inuu kasii ciyaaro Unitedka waxaana suuragal ah inuu ka dhaqaaqo bisha janaayo marka uu furmo suuqa.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Chelsea oo ku dhawaaqday xili uu garoomada kuso labanaayo Hazard.

Read Next

Chelsea oo isha ku heysa xiddig garabka uga ciyaara AC Milan, Waa kee?