Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Ramla Siciid Axmed Cali oo loo garan ogyahay (Ramlo Cali) oo ah feeryahanad Soomaaliyeed ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho, waxa ay guullo muhiim ah ka gaartay tartamo caalami ah oo ay ku metashay Dalkeeda.
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhoweeyay dad isugu jiray mas’uuliyiin Dowladeed iyo Rayid, Ramla Cali oo Warbaahinta la hadashay ayaa u mahadcelisay dadkii soo dhaweynta u sameeyay.
Ramla Cali ayaa ku dhalatay Magaalada Muqdisho 16 September sanadkii 1989 waa 35 dhalashada labaad ka haysata Dalka Ingiriiska, waxa ay ka qaybgashay 11 Dagaal ama tartan feer iyada oo guulaysatay 9 kamid ah.
Mustaqbal
