Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saacadihii la soo dhaafay ka socda magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa yimid ka dib markii AS ay weerar ku soo qaadeen Saldhigyo ay ku sugnaayeen Ciidanka Dowladda iyo dadka Deegaanka.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalka oo weli socda.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco
Mustaqbal
