Tottenham oo badalka Kane ka arkootay Barcelona, Waa kuma?

Kooxda kubada cagta Tottenham ayaa wali suuqa ka raadineysa badalka Harry Kane oo dhaawac soo gaaray isagona garoomada ka maqnaanaya 10-kulan.

Waxey wakiilo u dirtay xidiga dhawaan galka ah ee kooxda Barcelona Melcom si looga dhaadhiciyo in uu kusoo biro Tottenham.

Melcom ayaa inta badan kasoo muuqda kursiga keydka kooxda Barcelona kamana mid ahan safka kowaad ee kooxda.

Wargeyska Marca ayaa qoray in kooxda Tottenham ay ku raad joogto saxiixa laacibka reer Praziil ee Melcome.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Read Previous

Boateng oo si lama filaan ah ugu biiray Barcelona.

Read Next

Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka Indonesia