Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Xidiga daafaca ka ciyaara Jan Vertonghen ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhow yahay inuu heshiis cusub oo hal sanno ah u saxiixo kooxda Tottenham Hotspur ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka soo aadan.
31 jirkaan ayaa qandaraaska u cusbooneysiinin kooxda , waxaana dhawaan lala xiriirinayay inuu ka tagayo North London.
Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, Tottenham ayaa qorsheyneysa iney xidiga ku qanciso inuu kooxda sii joogo.
Vertonghen ayaa ciyaaray daqiiqad kasta oo ka mid ah afarta kulan ee furitaanka horyaalka Premier League ee Tottenham.
