Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Afrika oo soo gaaray Muqdisho,Sawirro

Taliyaha ugu sarreeya Ciidamada Mareykanka ee Afrika Jeneraal Gen. Thomas D. Waldhauser, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Taliyaha waxa Garoonka Aadan Cadde ku qaabilay danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

Markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaa uu durbadiiba la kulmay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Booqashada Gen. Thomas D. Waldhauser, ayuu ku sheegay in ay la xiriirto sidii loo taageeri lahaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya laga taageerayo wax uu ugu magaca daray D3s oo ah Difaaca, Diblomaasiyadda iyo Horumarka.

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

 

 

Mustaqbal media

Read Previous

Duqeyn ka dhacday Gobolka Mudug

Read Next

Commander of United States Africa Command Visits Somalia