Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!

Marka aan u fiirsado sida hadda rayn-reynta iyo farxadda loogu soo dhoweeyey guushaada madaxweynenimmo oo aan garab-dhigo sida aad u muuqan doonto marka xamaasadda iyo xiisuhu waayaan Gaawe, Dhakal ama Ameel lagu liso lagu keydiyo,…