Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Taageerayaasha xulka Peru ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Taagerayaasha ugu fiican iyago abaalmarintan ku garaacay xulalka Senegal iyo Japan.
Xulka Peru taagerayaashiisa ayaa soo bandhigo dhaqan fiican kulamada ay ciyaarayaan xulkooda.
Taageerayaasha xulalka Senegal iyo Jaban ayaa iyagana soo bandhigay qaab fiican oo aan rabshad laheyn kulamadii ay ciyaareed.
