Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Xidigta reer Brazil ayaa markale ku guuleysatay Abaalmarinta xidigta ugu fiican Aduunka sanadkan 2018.
Laacibadaan ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah kulamadii ay u ciyaartay xulka iyo kooxdeeda.
Marta ayaa xulkeeda u safatay 133 kulan oo caalami ah, waxaana u dhalisay 110 gool.
