MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya
Shirka loogu magacdaray Afrika Now Conference, ayaa waxaa uu ka furmay Magaalada Munyonyo ee dalka Uganda.

Madaxdii ugu badneyd Afrika aya aka qeybgalaya shirkan oo looga hadlayo is dhexgalka Dadka Qaaradda Afrika.

Madaxda ka qeybgeleysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samia Hassan Suluhu, madaxweyne ku xigeenka Kenya Willian Ruto, iyo wakiillo ka kala socda madaxda kale ee Qaaradda Afrika.

Waxa sidoo kale shirkan ka qeybgelaya Madaxda Dadka Ganacsatada ah ee Afrika sida Guddoomiyah Sharikadda Isgaarsiinta MTN.
Shirka waxaa marti gelinaya Madaxweynaha Dlaka Uganda Yuweri Museveni,waxaana uu soconayaa maanta iyo Berri.
