Sawirro: Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaallanka Burcad badeedda oo 10 Sano jirsaday

Howlgalka Midowga Yurub ee Badaha Soomaaliya ayaa todobaadkan u dabaaldegay sanad guurada 10aad ee aas aas kooda.

Howlgalkan ayaa billowday Sanadkii 2008dii,markaas oo ay xoogeysteen weerarrada Burcad Badeedda ee ka dhacayay biyaha Soomaaliya iyo kuwa Caalamiga ah ee Gacanka Cadmeed.

Inta badan howlgalkan tobanka sana jirsaday waxaa ka qeybqaadanayay 14 dal oo qaarkood ku deeqeen Ciidan iyo Maraakiib dagaal.

Halka kuwo kale ay ku deeqeen Diyaaradaha Helicopterrada ah ee ka qeybqaata badbaadinta dadka la afduubto iyo in si deg deg ah loo gaarsiiyo goobo caafimaad.

Dalalka Diyaaradaha ku deeqay howlgalkan ee lagu sheegay warbixin sanadeedka Midowga Yurub waxaa ka mid ah Norway, Ukraine and Korea iyo Colombia.

https://www.maritime-executive.com/media/images/article/Photos/Navy_Govt_CoastGuard/

Mustaqbal media

Read Previous

Four police officers injured in grenade attack in Mandera

Read Next

Wiil Somali ah kana tirsanaa Ciidanka Mareykanka oo ku dhintay Minnesota