Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay aad ugu baahan tahay weeraryahanka Manchester City Bernardo Silva oo ay doonayaan in ay soo qaataan bishan.
24 jirkaan ayaa weli heystaa seddex sanno iyo bar sanno oo ah qandaraaskiisa Etihad Stadium.
Wargeyska The Mirror ayaa ku waramaya in Real ay ku raad joogto saxiixa laacibka kooxda Man City ee Bernaando Silva.
Silva ayaa City kaga soo biiray Monaco sannadkii 2017, waxaana xiddiga reer Portugal uu noqday ciyaaryahankii ugu muhimsanaa ee kooxda Pep Guardiola, isagoo dhaliyay 16 gool islamarkaana caawiyay 18 gool 81 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan.
