Jubbaland oo soo bandhigtay waxyaabaha Maanka dooriya oo Kismaayo lagu qabtay.

Ciidamada Amaanka Dowlad Goobleedka Jubbaland ayaa Maanta soo bandhigay waxyaaha Maanka dooriya oo lagu soo qabtay howlgal xalay laga sameeyay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose.

Howlgal ay xalay sameeyeen Ciidaanka Boolisku ayey ku soo qabteen Nin sidey 28 KG oo ah waxyaabaha maanka dooriya,waxaana isla maanta lagu soo bandhigey xarunta Booliska Jubbaland.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes assises, chaussures et nourriture
Waxyaaha Maanka dooriya oo laga qabtay Kismaayo.

Ciidanka Booliska Kismaayo ayaa wada Howlgalo ay ku baarayaan Dadka soo galiya Magaalada Waxyaahaba maanka dooriya inta badan Dhuumaalaysi lagu soo galiya Kismaayo.

L’image contient peut-être : plante, plein air et nature
Waxyaabaha Maanka dooriya.

Mustaqbal media

Read Previous

Xukuumadda Burkina Faso oo dhamaanteed is casishay

Read Next

Real Madrid oo isha ku heysa saxixa Bernardo Silva.